Xagee ku Dambeyn doonaa Madaxweynihii Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ?

Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa shalay is casilay kadib rabshado xoogan oo ka dhacay magaalada Jigjiga oo xarun u aheyd  maamulkiisa. Cabdi Maxamuud Cumar oo Madaxweyne ka ahaa dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya in ka badan 8-sano ayaa lagu qasbay in uu xilka iska casilo kadib cadaadis siyaasadeed oo la saaray iyo … Continue reading Xagee ku Dambeyn doonaa Madaxweynihii Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ?